FBI-da Mareykanka oo Abaal marin gudoon siisay Gabar Soomaaliyeed (Daawo Sawirada)

Gabar Soomaaliyeed oo heesta dhalashada dalka Mareykanka ayaa abaal marin ka heshay Hay’ada FBI-da dalka Mareykanka, waxa ayna gabadhan kamid noqotay dad badan oo abaal marino kala duwan la siiyay. Deeqo Jibriil ayaa kamid noqotay 57-qof oo Hay’ada FBI-da Mareykank abaal marino gudoonsiisay, waxaana munaasabada abaal marinta lagu bixinayay lagu qabtay magaalada Washigton oo kutaalo … Continue reading FBI-da Mareykanka oo Abaal marin gudoon siisay Gabar Soomaaliyeed (Daawo Sawirada)